
Udiyaar garowga, dig-digta iyo damaashaadka aqoonsiga Jamhuuriyada Barakaysan, ayaa si xawli ah uga socda dhamaan goobkastoo laba qof isugu yimaadaan degaanada Somaliland.

Soo dhoweeyntaa waxaa iyana barbarsocda tartanka ay ugu jiraan dadbadan oo xukuumada ku dhowdhowi sidii ay uga mid noqonlahaayeen Safiiradda iyo Qunsuliyiinta cusub, khaasatan kuwa ugu tunka waa-wayn sida Safiirada Safaaradaha Maraykanka, Canada, Ingiriiska, Jarmalka iyo wixii la mid ah.
Dowlada ayaa dhankeeda ka bilowday baadigoobka safaraado dhowr ah oo maalmaha soo socda ay rajaynayso.
Dhanka kale masuul sare, oo aan weli la magacaabin, ayaa la sheegayaa inuu aad u daneeynayo inuu noqondo Safiirkla Somaliland u fadhiyi doona Magaalo Madaxda Soomaliya ee Muqdisho!!!!
SomalilandEmbassy.com