Madaxweyne Ciro oo Xil u Magaacabay Madaxweyne Muuse Biixi

“Markii aan ku qancay Aqoontiisa, Kartidiisa, Mujaahidnimadiisa, iyo Handaraabnimadiisaba isla markaana uu hanankaro masuuliyada ka dhalanaysa xilkan isaga ah markii aan sameeyey la tashiyo farabadan waxaan goaansaday in Madaxweynihii hore Mudanae Muuse Biixi laga bilaabo maanta January 29, 2025 uu ahaado lataliyaha Madaxweynaha ee aromaha Madaxweynenimada..”

Madaxweyne Ciro ayaa u muuqda madaxweyne dalka gaadhsiin doona halkuu sanadaha badan hiigsanayey maadaamoo uu yahay Madaxweynihiii u horeeyey ee dhamaan madaxdii horee Somaliland mid walba halkuuu ku haboona uga dhigtay la taliye.

Hore waxaan u soo aragnay Taliyayaashii horee Booliska iyo Ciidanka oo markuu xilka ka qaaday ka dhigtay lataliyaashiisa gaarka ah.

Waxaynu sugnaaba waa magacaaabida Madaxweyne Rayaale iyo Faysal..

Somaliland.ca