May 20, 2025

Inna Lillahi wa inna ilayhi raji’un – Madaxweynihii Hore Axmed Siilaanyo.

siilaanyo

Ilaahay janadiisa haka waraabiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo hada Hargeysa ku geeriyooday, samir iyo iimaana haka siiyo qoyskiisa iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed aamiin. Inna Lillahi wa inna ilayhi raji’un

SomalilandEmabssy.com

error: Content is protected !!