November 8, 2025

Doorashaddii Fatax & Fareey maxaa laga bartay?

Hogaamiyaha5somaliya
  1. In 35 sanadood ka dib Soomaalida Soomaaliya  sii kala yaacdo mooyee isu soo gurman
  2. In la ogaaday heer kulka is nacaybka Soomaalida Soomaliya heerkuu gaadhsiisanyahay kadi markay kala doorteen maryooleey & koofiyad yar.
  3. In Soomaalida Soomaaliya aanay weligood wax ku heshiiin aan ka ahayn NACAYBKA JAMHUURIYADA BARAKEYSAN EE SOMALILAND

Bal hadaba is yara waydiii, haddii  sida Boosaaso maanta  FIQI faaruq & Xasan ‘xaan cunaa’ odhan lahaayeen diyaaradaha imaaraadka ee duqeeya  Suudaan waxay ka duuleen garoonka Berbera, maxay sameeyn lahaayeen Soomalida Soomaaliya? Malaha “MOU-gii bikh “ bay noqonlahayd.

SomalilandEmbassy.com

error: Content is protected !!