September 20, 2025

Deg-Deg: Itoobiya oo markale Dawakh Dublamaasiyadeed Ku Riday Xasan Sheekh….

4DF69834-C85D-4728-841C-6B71A25D6C0E

Muqdisho (SLE) – Dowladda Itoobiya ayaa dhalisay muran dublamaasiyadeed oo cusub kadib markii ay safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya, kaasi oo ah Sulaymaan Dedefo – taageere caan ah oo u ololeeya gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland.

Magacaabistan ayaa si weyn uga cadhaysiisay dowladda Soomaaliya iyo shacabka, iyadoo loo arko mid dhaawacaysa midnimada dalkii beri ahaa Hargeysa & Muqdiaho.

Arrintan ayaa cadaadis cusub saartay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo mucaaradka iyo dadweynuhuba su’aal gelinayaan sababta Villa Somalia uga aamusan tahay.

Dhankaa iyo Beledxaawana Ciidamada Itoobiya ayaa 24 saacadood u qabtay ciidanka Xasan inay uga baxaan Beledxaawo iyo nawaaxigeedaa!!

Yaa wadaniya?yaase kooyta ah?yeyse ahayd in wakhtiga loo qabto?

SomalilandEmbassy.COM

error: Content is protected !!