Deg-Deg: Cawralaay Cago Intaan Lagu Ciijin!!!

Waxaa loogu baaqaayaa dadka iskood ugu abtirsaday DIR_indiir-WAQOOYI inay si degdeg ah uga soo baxaan magaalada MUUQdisho.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu si naxariisleh cafis ugu fidiyey , mudo kooban, dhamaan shaqaalaha dowlada federaalka Somalia ee dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland. kuwaasoo ay ku jiraan kuwa golaha wasiirada iyo weliba labada gole.

Somalilandembassy.com