Daawo: Madaxweyne Biixi oo ku sii jeeda Garoowe & Morgan oo sarajooga ka dhacay…

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka waaberigii lug ka soo bilaabay gurigiisa Caasimada Hargeysa isagoo ku sii jeeda Madaxtooyada, hase yeeshee, markii laga arkay telefishinadda Garoowe ayaa la sheegay in qaxii iyo kala cararkiii horeba uga socday sii laba jibaarmay. Warar lagu kalsoonyahay oo soo gaadhaya SomalilandEmbassy.com ayaa sheegaya in Morgan markii uu arkay Madaxweyne Biixi oo lugeeynaya uu mooday in uu Garoowe ku soo socdo oo wadnihii macmallka ahaa istaagay xaaladiisuna aad u xuntahay. Waxaanse rajaynaynaa in isagoo nool la soo qabto si loo dulsaaro qoloftiisa Diyaarada Hargeysa.

Wixii waree ka soo kordha kala soco halkan.

Somaliiladembassy.com
Garoowe