Daawo: “Goojacade Buur, Hog & Bohol toona maleh waa Banaan” Madaxweyne Maxamed Trump

Madaxweynaha iskii isu magacaabay ee Mr Maxamed Trump ayaa mar uu sharaxaad ka bixinayey Xerada Goojacade ku sifeeyey meel aan buur, hog iyo bohol toona lahayn laakiin ah banaan ay joogaan Xooga dalka Jamhuuriyada Somaliland.

SomalilandEmbassy.com
Goojacade HQ