Daawo – Diyaarad Yar oo laga soo Afduubtay Victoria oo Sababtay Argagax Garoonka Vancouver

Victoria (SLE) – Shaheer Cassim, oo 39 jir ah, ayaa la sheegay inuu si xoog ah u afduubtay diyaarad yar oo nooca Cessna 172 ah oo laga leeyahay Victoria Flying Club. Wuxuu ku qasbay macallin duulimaad inuu diyaaradda la kaco, isagoo u duulay dhinaca magaalada Vancouver.
Shaheer Cassim wuxuu sheegtay inuu yahay “rasuul ilaahay soo diray” isla markaana uu ka digayo halaagga cimilada adduunka.
SomalilandEmbassy.com