Ciidamo hubeysan oo la wareegay Garoowe iyo Madaxtooyadii Madaxweyne Dani Shuluq.

SLE(Garoowe) – Saaka aroortii hore xabaddii bilaabatay ayaa weli ka socota qayba badan oo magaalada ka mida.

Wararka naga soo gaadhaya Caasimadda Puntland ayaa sheegaya, in xaalad qax iyo qalalaaso gelisay shacabkii ay jirto.

Arrintan ayaa daba socoto, warar sheegaya in Baarlamaanka Puntland uu ka baaraan dagayo wax ka bedelka dastuurka ee matalaadda iyio tirada xisbiyada siyaasadda.

Iska horimaadka dhexmaray ciidamada iska soo horjeeda ayaa sababay hakad weyn oo soo wajahay shacabka iyo isu socodka gaadiidka. Kaa soo ugu danbeeyna sababay in dadkii deganaa caasimada Garoowe ay u qaxaan tuulooyinka iyo hareeraha magaalada.

Cabdi Cali Jinibari
SomalilandEmbassy.com
Garoowe