Inna Lillahi wa inna ilayhi raji’un – Madaxweynihii Hore Axmed Siilaanyo.
Ilaahay janadiisa haka waraabiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo hada Hargeysa ku geeriyooday, samir iyo iimaana haka siiyo qoyskiisa iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed aamiin. […]