SomalilandEmbassy.com
  • Home
  • Wararka
  • News in English

Wararka

Daawo: “Dani Shuluq waa Afmacaane Uurdabane” Marwo Fahiima Quuje

June 23, 2023 admin 0

“Dani waa cadow Muusana nagu dira waxna naga celin, Asad Dainana waa ciiltire hubka iyo baaruuda hoosta nooga dhiiba ” hoos ka daawo waraysiga oo […]

Shan Taajir oo Tatanic ku noqday Goojacade.

June 20, 2023 admin 0

Gujis ay saaraayeen dalxiisayaal booqanayey hadhaagii markabkii Titanic ee ku burburay badda ayaa la waayay wax yar ka dib markii uu bilaabay hawshiisa Axadii. Gujiskani […]

Daawo: Dagaalkii “Gala-Garoowe” oo sii laba jibaarmay & Shacabkii oo u Qaxaya Somaliland.

June 20, 2023 admin 0

Madaxa hayadda qaxootiga Qaramada Midoobay ee ku sugan Garoowe ayaa sheegay in tiro aad u badan ay ka qaxeen magaalada, qaar badana u qaxeen dhinaca […]

Ciidamo hubeysan oo la wareegay Garoowe iyo Madaxtooyadii Madaxweyne Dani Shuluq.

June 19, 2023 admin 0

SLE(Garoowe) – Saaka aroortii hore xabaddii bilaabatay ayaa weli ka socota qayba badan oo magaalada ka mida. Wararka naga soo gaadhaya Caasimadda Puntland ayaa sheegaya, […]

Ra’iisal Wasaaraha UK oo Ictiraafay Somaliland

May 29, 2023 admin 0

“Waan ognahay awoodda isbedal ee uu keeni karo maalgashiga ay sameeyaan shirkadaha gaarka ah. Waxa ay naga caawiyeen in aan dekado ka dhisno SOMALILAND iyo […]

Posts navigation

« 1 2

Xus oo Xasuuso May 1988

Copyright © 2023 | SomalilandEmbassy.com by SomaliTek

error: Content is protected !!