September 20, 2025

Deg-Deg: Ciidanka Qaranka Somaliland oo Caawa u Ruqaansaday Garoowe.

Qaranka SLD

Wararka naga soo gaadhaya degmooyinka Yeyle iyo Gumeeys, oo ka tirsan Gobolka Sool, ayaa sheegaya in Ciidanka Qaranka Somaliland sii dhexmaray iyagoo usii jeeda dhanka xuduuda Somaliland iyo Garoowe.

Ciidamadan ayaa meelo badan oo muhiima ka sii sameysanayey fadhiisimo hore leh oo la mid kuwii Goojacade. Sidaana waxaa u xaqiijiyey SomalilandEmbassy.com dadka degan degaanada Gumeeys iyo Yeyle khaasatan tuulada Buuq-dharkayn.

Wixii waree soo kordha haka dheeraan SomalilandEmbassy.com

SomalilandEmbassy.com
Garoowe Agteeda

error: Content is protected !!