Doorashaddii Fatax & Fareey maxaa laga bartay?

- In 35 sanadood ka dib Soomaalida Soomaaliya sii kala yaacdo mooyee isu soo gurman
- In la ogaaday heer kulka is nacaybka Soomaalida Soomaliya heerkuu gaadhsiisanyahay kadi markay kala doorteen maryooleey & koofiyad yar.
- In Soomaalida Soomaaliya aanay weligood wax ku heshiiin aan ka ahayn NACAYBKA JAMHUURIYADA BARAKEYSAN EE SOMALILAND
Bal hadaba is yara waydiii, haddii sida Boosaaso maanta FIQI faaruq & Xasan ‘xaan cunaa’ odhan lahaayeen diyaaradaha imaaraadka ee duqeeya Suudaan waxay ka duuleen garoonka Berbera, maxay sameeyn lahaayeen Soomalida Soomaaliya? Malaha “MOU-gii bikh “ bay noqonlahayd.
SomalilandEmbassy.com