Akhriso: Warqaddii Nabarka ku noqotay Villa Naxli & Nacayb.

Ka sokow khudbaddii garnaqsiga ee Madaxweyne Biixi, waxaa xumad ka daran tii Covid-19 ku riday ergaddii ka socotay Villa farmaajo ee Naxli & Nacayb, warqadii warsaxaafadeedka ee dowlada Jabuuti ka soo saartay shirka.

“Waxaa wax lala yaabo ah, qof raba inaad wada hadashaan, heshiisaan ama isu soo dhowaataan hadana aan maqli karin magacaaga!…” sidaa waxaa yidhi muwaadin la yaabay caqliyada N&N.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*