Kiisaska Koronaha Soomaaliya oo kor u dhaafay 100.

Jaale Jooji Faafinta COVID-19

Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta 36 qof oo cusub laga helay Covid-19. Dadkan ayaa la ogaaday ka dib markii baadhitaan lagu sameeyey ilaa 47 qof.

36 kan qof  oo ka dhigaya tirada guud 116 qof, ayaa noqonaya kuwii ugu badnaa ee mudo 24 saacadood lagu diiwaan geliyo. 

SomalilandEmbassy.com
Muqdisho

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*