Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

The grand Oriental hotel: Life inside Somaliland’s timeless treasure

There’s the Paris Ritz, the New York Astoria, London’s Savoy — and then there’s Hargeisa’s Oriental.     Read more Sii-Akhri-Sawiro-CNN

May 16th, 2016 | Posted in Ciyaaraha,Current Affairs,Fikradaha/Opinions,FYI,Heeso/Music,News In English,Wararka | Read More »

Yemeni refugees fleeing Saudi air strikes find peace but little else in Somaliland

‘It is driving people crazy,’ says one of hundreds arriving across the Gulf of Aden in Berbera. ‘The air raids are destroying more houses than the fighting’             It was just after midnight when the livestock ship carrying nearly 200 people fleeing Yemen’s civil war docked at the port in […]

April 22nd, 2015 | Posted in Current Affairs,News In English,Wararka | Read More »

Somaliland oo Koobka aduunka usoo beerdhigaalaynaysa..

Somaliland oo markii ugu horeeysay ka qayb galaysa ciyaar caalamiya oo ka dhacaysa wadanka Ingiriiska. Ciyaartan oo ah kubada cagta ayey kula tartami doonan dhowr dal oo african ah. Fadlan Riix ama Guji halkan https://www.facebook.com/AfricanNationsCupUK oo kaga bogo ciyaartan oo faahfaahsan iyo sida calanka Jamhuuriyada Somaliland ugu dul babanayo calamada kale. DRAW RESULT S AS […]

April 14th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,Current Affairs,Fikradaha/Opinions,Wararka | Read More »

Supreme Court Upholds Torture , Crimes Against Humanity Decision Against Former Somali Warlord , Virginia Resident

Today, the United States Supreme Court let stand a ruling awarding Center for Justice and Accountability (CJA) clients Bashe Yousuf, Aziz Deria, Buralle Mahamoud, and Ahmed Gulaid $21 million in compensatory and punitive damages for torture, war crimes, crimes against humanity, and other human rights abuses committed by former Somali Prime Minister and Minister of […]

March 10th, 2015 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Daawo Video “Waxaan wax ka dhigaa Jaamacad Maraykan ah, waxaanan shaqeeyaa Sanadkii 152 Saacadood oo noqonaysa 6 maalmood, lacagta ugu badana waa laysiiyaa..” Dr Cabdiweli Gaas….Tolow muxuu dhigaa ma “Taxiology”

“Puntland Waa Gabar Gaari ah oo Qurux Badan oo aad U Fiican LAAKIIN nasiib daradeedu waxaa weeye maalin walba Alkuliiyste ayey Guursataa, aniguse Waxaan wax ka dhigaa Jaamacad Maraykan ah, waxaanan shaqeeyaa Sanadkii 152 Saacadood oo noqonaysa 6 maalmood, lacagta ugu badana waa laysiiyaa..”  Dr Cabdiweli Gaas….Tolow muxuu dhigaa ma “Taxiology”   Daawasho Wacan   […]

October 20th, 2013 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Ciid Mubaarak

Ciid Mubaarik dhamaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda afka soomaaliga ku hadasha ka sii gaar ahaan ummadda Somaliland.

October 15th, 2013 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Daawo: Weerarkii Westgate oo Dhamaystiran

Tirada dhalinyaradii xooga kula wareegtay Mallka Westgate ee ilaa iyo hada la cadeeyey waa Afar(4). Cajaladani waxay muujinaysaa siday afartani u deganaayeen, feejignaayeen una cibaadaysanayeen markay ku dhexjireen hawshaa argagaxa iyo waxyeelada badnayd. Waxaad arki karaysaan iyagoo qaar ka mid ahi gacanna telifoonku haystaan gacanna qoriga. Tolow yey la hadlayeen??? Daawasho Wacan…    

October 14th, 2013 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Shaqsiga Sanadka Somaliland

Dadka wax ka qora Somaliland amaba ka hadla, ha’noqdaan Somalilanders ama cidkaleba’e, waxay inta badan wax ka eegaan dhinaca dhaleecaynta, inkastoo qaarkood ay ka tahay toosin hadana waxay ka siman yihiin badankoodu qaar u janjeedha dhinaca soo fiqida wixii khaldamay ama iyaga khalad ula muuqday. Taasina maaha mid lagula yaabi karo waayo inta badan waxaynu […]

December 30th, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

DAAWO.. Prof Axmed Ismaaciil Samatar & Khudbadii Sanadka “Waxaan Soo Ogaaday Inaan…!!”

Tani waa khudbad aad iyo aad uga duwan khudbadihii hore looga bartay Profka. Khudbadan oo profku kaga hadlayo waxyaabihii uu ku soo arkay Magaalada Muqdisho mudadii uu ku sugnaa ayaa lays odhan karaa waxay hurdada ka kicin doontaa dad badan oo la odhan karo waa jibo ama riyo kunool madaamoo ay iskaga bustihii qoyanaa ka […]

December 21st, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Afhayeenka Al-shabaab oo sheegay iney Puntland ka bilaabeen dagaal ka dhan ah maamulka Faroole

Afhayeenka dhinaca howlgalada ee xoogaga Al-Shabaab Shiikh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay dagaalo habeen hore ciidankooda ku sugan buuraha Golis iyo kuwa Puntland ku dhexmaray degaanka Suggure oo ku yaala meel qiyaastii 50km dhinaca K/galbeed kaga soo toosan madaalada dekeda ah ee Boosaaso. Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkaas uu ahaa mid ay iyagu […]

December 6th, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »