Maxadweyne Biixi oo u ambabaxay Addis Ababa.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa galabta safar shaqo ugu kicitimay magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Addis Ababa.

Halkan ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*