Daawo: Waraysigii Wasiir Jaamac Maxamuud Cigaal ee Telefishinka SABC.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Jaamac Maxamuud Cigaal oo safarkiisu daaraa siduu u sii xoojin lahaa xidhiidhka Somaliland iyo Koonfur Afrika oo sanadihii u danbeeyey dibu dhac ku yimid ayaa warbixin kooban siiyey telifishinka SABC ee dalkaas Koonfur Afrika.

Hoos ka daawo waraysigii oo dhamaystiran:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*