|

BEENIN KA BEEN ABUURASHO BEELEED

Aniga ah Gudoomyiaha Qurbo Joogta Haberjeclo,ee Beesha , Sanbuur Waxaan wax Kama jiraan kutilmaamayaa go,aan kii kasoo baxay dhalinayardii is ku tilmaamatay inay matalaan beesha,

 

 

 

Anigoo ku hadlaya magaca Qurbo Joogta Beesha iyo aqoonayahanada, wax garadka, cuqaasha , Gansgsatada iyo dhalinyarada, Ayaan waxaan cidwalba u sheegayaa in Beesha marnaba kasuurtowbin inay eedeen usoo jeediso xisbigii talada hayo, Beesha waxay marwalba taageersantahay

Xisbiga talada hayo, (KULMIYE)

 

Iyadoo nin walba codkiisa xor U yahay ayaa hadana waxaa Khalad ah in lagu been abuurto beel dhan , oo suldaan iyo madax dhaqameed iyo wax garad leh Lana isticmaalo magacooda.

 

 

Dawlada Mudane Ahmed Mohamed Mahamud ( siilanyo) oo lawada og yahay wixii ay wadanka u

qabatay ilaa maalntii ay wadanka haysay Iyo talaabooyinkii ay gaadhsiisay wadanka in hadana lagaga Cabto tuladaydii wax ma tarin waxaan filayaa waa wax shaqsi ahaan nusqaan kuu keeni karto.

 

 

Waxaan talo ku waninayaa dhalinyarada mar walba Beesha magaceeda ka been abuuranaysa inay mustaqbalkooda aqoon ahaaneed iyo aayahooda dhisaan,

 

 

 

 

 

Alla Mahad leh

 

Abdulkareem O Noor

 

Columbus Ohio

Short URL: http://somalilandembassy.com/?p=855

Posted by on Oct 6 2017. Filed under Fikradaha/Opinions. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply