|

BEESHA IBRAHIM SHEIKH ISAXAAQ ( SANBUUR) OO KALSONIDII KALA NOQDAY XUKUMADA IYO XISBIGA KULMIYE.

Bayaan ay soo sareen gudida horumarinta beesha sanbuur waxay sicad u shegeen in ay kalsonidii kala noqdeen xukumada,xisbiga kulmiye iyo dhamaan xubnaha beeshaasi kaga jira xukumada talada haysa. War murtiyedkan ayaa u dhignaa sida tan:

JAMHUURIYADA SOMALILAND

UJEEDO GO-AAN BEELEED DATE 04 /10 /2017

BEESHA IBRAHIM SHEIKH ISAXAAQ ( SANBUUR) OO KALSONIDII KALA NOQDAY XUKUMADA IYO XISBIGA KULMIYE.

Bayaan ay soo sareen gudida horumarinta beesha sanbuur waxay sicad u shegeen in ay kalsonidii kala noqdeen xukumada,xisbiga kulmiye iyo dhamaan xubnaha beeshaasi kaga jira xukumada talada haysa. War murtiyedkan ayaa u dhignaa sida tan:

Haddannu nahay Madax dhaqameedka, Odayaasha, Aqoon yahanka, dhalinyarrada iyo haweenka beesha IBRAHIM SHEEKH ISXAAQ (SANBUUR), waxaanu kalsonidii kala noqonay xukuumada iyo xisbiga kulmiye iyo dhammaan xubnaha kaga jira beesha xisbiga kulmiye iyo xukuumaddiisa, ka dib markii aan ku hungoownay xukuumadda siilaanyo muddo badana aan u samraynay in beesha sanbuur xaqeeda ka hesho xukuumadda haday tahay dhinaca

xilalka ,caafimaadka, horumarka, siyaasadda iyo arrrimaha bulshada .

Kadib marakay beeshu tabashada degaannadeeda ka jira u gudbisay xukuumadda siilaanyo oo 3 sanno ka hor dhagax dhigtay tuulada Qaloocan ,dhagaxii oo ila hada yaala.

Hasa yeeshe ay xukuumaddu dheg jalaq u siin waydey cabashadeeda islamarkaanna ka dhego adaygtay in ay tixgaliso cabashooyinka muddada soo jiitamayey, waxay beeshu go,aansatay inay kalsonidii kala noqotay xisbiga kulmiye iyo xukumaddiisa iyo xubnaha beesha kaga jira ee ku guul daraystay wax ka qabashada danaha beesha iyo deegaanadooda .somalidu waxay tidhaa mayd waxaa ugu dambeyey kaa la siisido .hada waxaa guddidi kambayn ka ee gobolka togdheer laga siiyey beesha 1 xubin. Waxaas oo ah waxaan u qalmin beesha sanbuur

Beeshu waxa kale oo ay go,aansatay inay aayaheeda ka tashato isla markaana ay wadahadal la furto xisbiyada mucaaridka ah sida ugu dhakhsaha badan. Sida xisbiga wadani oo kale

Alla Mahad leh

1 garaad abdirizak omar Hassan

2 caaqil Axmed maxamed jama

3 isxaaq caaqil ahmed faarax

4 afhayeen siciid faarax maxamed

5 maxamed c/laahi ibraahim

6 faysal keyse adan

7 farxaan c/laahi seed

8 abwaan cabdi Hassan

9 maxamed cismaan Hassan

10 maxamed ahmed cabdi

11 mukhtar xasan ali

12 yuusuf awil osman

13 khadar maxamed xasan

14 abdiqaadir omar Hassan

15 xuseen maxamed xasan

16 mustafe ahmed ali

17 khadar xuseen maxamed

18 mustafe ali xasan

19 jama muuse ahmed

20 cumar cabdilaahi ali

 

Wabilaahi Towfiiq

Garaad Abdirizak Omar Hassan

 

Short URL: http://somalilandembassy.com/?p=839

Posted by on Oct 4 2017. Filed under Fikradaha/Opinions. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply