|

Somaliland oo Koobka aduunka usoo beerdhigaalaynaysa..

SomalilandAfroCupSomaliland oo markii ugu horeeysay ka qayb galaysa ciyaar caalamiya oo ka dhacaysa wadanka Ingiriiska. Ciyaartan oo ah kubada cagta ayey kula tartami doonan dhowr dal oo african ah. Fadlan Riix ama Guji halkan https://www.facebook.com/AfricanNationsCupUK oo kaga bogo ciyaartan oo faahfaahsan iyo sida calanka Jamhuuriyada Somaliland ugu dul babanayo calamada kale.

DRAW RESULT S AS THEY HAPPENED TODAY AT WEMBLEY STADIUM.
GROUP A: Sierra Leone, Ethiopia, Morocco, Senegal and Zimbabwe 
GROUP B: Nigeria, Rwanda, Kenya, Burundi and Somaliland 
GROUP C: Cameroon, DR Congo, Tanzania, Ivory Coast and Guinea Bissau 
GROUP D: Uganda, Zanzibar, Zambia, South Africa and Ghana

fadlan Say …maanshalaah…

Short URL: http://somalilandembassy.com/?p=332

Posted by on Apr 14 2015. Filed under Ciyaaraha, Current Affairs, Fikradaha/Opinions, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply