|

Shanta Somaliya ninkeey dhabkatahoow haku daalin Hargeysee Ka dhiidhi Gaarisa iyo Jigjiga oo “Ma Go’aysid” ku bedel “Ma Gumaysanaysid”

nfdDaawo sida Gumaystaha Kiinyaatigu jidhdilka xun ugu sameeynayo Oday dhaqameedada NFD(Somali Kiinyaatiga) farasmagaalaha Gaarisa. Odaygaa Da’da ah ayaa isagoo gaadhi jiiba madaxmadax loogu ridayo ku sii qaylinayey..”Waar miihi Alshabaab. Waxa keliyaan u dagaalamayaa waa xaqayaga iyo xuquuqdayada Kiinyaatinimo….”

Waxaa waxa lala yaabo ah ninka Hargeysa ku hadaaqaya hadh iyo habeen in uu sacabka u tumayo Guumaystahaa soo jireenka ah.

Miyuu garan la’ yahay intaad hadh iyo habeen la soo taagantahay …”ma go eeysid….” miyaanay kaaga wanaagsanayn adoo ku bedela…”ma gumaysanaysid…”?????!!!!!

Daawasho wacan ma odhan karee…. waydinkaa..

 

Short URL: http://somalilandembassy.com/?p=275

Posted by on Nov 16 2013. Filed under Current Affairs. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

1 Comment for “Shanta Somaliya ninkeey dhabkatahoow haku daalin Hargeysee Ka dhiidhi Gaarisa iyo Jigjiga oo “Ma Go’aysid” ku bedel “Ma Gumaysanaysid””

  1. waxaan aad ugu faraxsanahay free styka Br.. waxaa ka hahasday waa fun only, balse reer baadiyo ama ruux jiran ma fahmikaro waa kuwii badalijiray heesahii.. waxaa maqlijiray farta iyo meesha bugtaa is og .Br you are best ima muuqdaan cid aad wax yeeleyso waa ciyaalka xaafada. thanks bro .

Leave a Reply