Home » November 16th, 2013 Entries posted on “November, 2013”

Shanta Somaliya ninkeey dhabkatahoow haku daalin Hargeysee Ka dhiidhi Gaarisa iyo Jigjiga oo “Ma Go’aysid” ku bedel “Ma Gumaysanaysid”

Daawo sida Gumaystaha Kiinyaatigu jidhdilka xun ugu sameeynayo Oday dhaqameedada NFD(Somali Kiinyaatiga) farasmagaalaha Gaarisa. Odaygaa Da’da ah ayaa isagoo gaadhi jiiba madaxmadax loogu ridayo ku sii qaylinayey..”Waar miihi Alshabaab. Waxa keliyaan u dagaalamayaa waa xaqayaga iyo xuquuqdayada Kiinyaatinimo….” Waxaa waxa lala yaabo ah ninka Hargeysa ku hadaaqaya hadh iyo habeen in uu sacabka u tumayo […]

November 16th, 2013 | Posted in Current Affairs | Read More »