|

Daawo Video “Waxaan wax ka dhigaa Jaamacad Maraykan ah, waxaanan shaqeeyaa Sanadkii 152 Saacadood oo noqonaysa 6 maalmood, lacagta ugu badana waa laysiiyaa..” Dr Cabdiweli Gaas….Tolow muxuu dhigaa ma “Taxiology”

drcabdiweli“Puntland Waa Gabar Gaari ah oo Qurux Badan oo aad U Fiican LAAKIIN nasiib daradeedu waxaa weeye maalin walba Alkuliiyste ayey Guursataa, aniguse Waxaan wax ka dhigaa Jaamacad Maraykan ah, waxaanan shaqeeyaa Sanadkii 152 Saacadood oo noqonaysa 6 maalmood, lacagta ugu badana waa laysiiyaa..”  Dr Cabdiweli Gaas….Tolow muxuu dhigaa ma “Taxiology”

 

Daawasho Wacan

 

 

(52weeks/year)/2=26 weeks

=6 month=2×26=52days…working…3hrs/day……52×3=156hrs/year=6.3333days …….

 

Short URL: http://somalilandembassy.com/?p=264

Posted by on Oct 20 2013. Filed under Current Affairs, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply