Home » October 20th, 2013 Entries posted on “October, 2013”

Daawo Video “Waxaan wax ka dhigaa Jaamacad Maraykan ah, waxaanan shaqeeyaa Sanadkii 152 Saacadood oo noqonaysa 6 maalmood, lacagta ugu badana waa laysiiyaa..” Dr Cabdiweli Gaas….Tolow muxuu dhigaa ma “Taxiology”

“Puntland Waa Gabar Gaari ah oo Qurux Badan oo aad U Fiican LAAKIIN nasiib daradeedu waxaa weeye maalin walba Alkuliiyste ayey Guursataa, aniguse Waxaan wax ka dhigaa Jaamacad Maraykan ah, waxaanan shaqeeyaa Sanadkii 152 Saacadood oo noqonaysa 6 maalmood, lacagta ugu badana waa laysiiyaa..”  Dr Cabdiweli Gaas….Tolow muxuu dhigaa ma “Taxiology”   Daawasho Wacan   […]

October 20th, 2013 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Somali pirate chief arrested after being lured to Belgium by police posing as documentary makers

A Somali pirate ‘kingpin’ has been arrested in Belgium after police lured him there by posing as a film crew who wanted him to star in a documentary. Mohamed Abdi Hassan, known as “Afweyne” or “Big Mouth”, allegedly earned millions of dollars in ransom payments as the boss of one of Somalia’s most successful pirate […]

October 15th, 2013 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

LA-TALIYAHA MADAXWEYNHA EE DHAQAALAHA OO HANBALYADA CIIDDA U DIRAAYA SHACBIGA SOMALILAND IYO DUNIDA ISLAAMKA

Ciid Mubarak. Ciid wanaagsan oo wacan. Alle heyna siiyo barakada ciida, henaga yeelo kuwa cibaadada ayna  ku eekeyn xiliga xajka. Alle heyna garansiiyo inaynu adduunkana uga shaqaysano sidee aynaan dhimanayn, aakhirna sidaynu hadda dhimanayno. Alle heynoo adkeeyo nabadda iyo wadajirka. Alle waxaan ka baryayaa in barteena nabad iyo horumar inagu siiyo, dunida Islaamkana sidoo kale […]

October 15th, 2013 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »

LA-TALIYAHA MADAXWEYNAHA EE DHAQAALAHA MUD. AXMED XASAN CARWO OO TACSI U DIRAAYA EHELKA MARXUUM MAXAMED XAAJI HADLIYE

La-taliyaha Madaxweynaha ee Dhaqaalaha. Ganacsiga iyo Maalgashiga Axmed Xasan Carwo waxa uu tacsi u dirayaa, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, xisbiga Kulmiye, iyo si gaar ah Gobalka Awdal ee uu marxuumku ka soo jeeday. Maxamed Xaaji Hadliye waxuu ahaa aqoonyahan, siyaasi iyo oday dhaqameed inataba. Nin si xoog badan uga muuqaday xisbiga Kulmiye ololahi doorashada Madaxtooyada ee […]

October 15th, 2013 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »

Ciid Mubaarak

Ciid Mubaarik dhamaan ummadda muslimiinta ah gaar ahaan ummadda afka soomaaliga ku hadasha ka sii gaar ahaan ummadda Somaliland.

October 15th, 2013 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Daawo: Weerarkii Westgate oo Dhamaystiran

Tirada dhalinyaradii xooga kula wareegtay Mallka Westgate ee ilaa iyo hada la cadeeyey waa Afar(4). Cajaladani waxay muujinaysaa siday afartani u deganaayeen, feejignaayeen una cibaadaysanayeen markay ku dhexjireen hawshaa argagaxa iyo waxyeelada badnayd. Waxaad arki karaysaan iyagoo qaar ka mid ahi gacanna telifoonku haystaan gacanna qoriga. Tolow yey la hadlayeen??? Daawasho Wacan…    

October 14th, 2013 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Somaliland: A Cry for International Justice‏

The loss of innocent civilian lives in Westgate Mall in Nairobi, Kenya is both lamentable and deserves to be condemned in the strongest language. This Nairobi violent incident followed a long trail of ongoing human torment in the Horn of Africa. Wars under false nationalistic pretences and slogans are not new to this region. There […]

October 14th, 2013 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »

Seminole mayor spreads government knowledge to Africa

SEMINOLE — Mayor Leslie Waters has returned after two weeks spent coaching elected officials in eastern Africa on communications in democracy. Waters was sent to Hargesia, Somaliland, by the International Republican Institute and the U.S. Agency for International Development to provide consulting services to more than 150 elected local government officials and political party leaders […]

October 9th, 2013 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

MEE MADAXWEYNAHEENI?

Madaxweyne Siilanyo dalka wuu ka dhoofay, warkiisana waxa la helay dhoof kana deg Istanbuul, maalinti xigtayna rag is arkee, deedna maql iyo muuqaal midna lama arag. Ma aha wax caadi ah in nin dal dhan ka masuul ah la waayo warkiisa. Waxa cadaanaysa amba inayna jirin wax nidaam ah oo Saomaliland ku shaqayso sida caalamka […]

October 9th, 2013 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »

SAMAALE HADDANU HAYN XISAAB-XIDHKII 2013 MIYUU KU RIYOODAY MIISAANIYADDA 2014.

Waxad muuda in xukuumad u fahamsantay in bulshada Somaliland tahay dad aan waxba fahmin, waxba aqoon, waxba xusuusan, dad dhoohan iyo doqon marba dhan loo jiifiyo. Waxay inoo keentay miisaaniyad magacyo badan ooy inuu shrrgta inay ku kordheen intaasi. Waxa leynagu jaahwareeriya Miisaaniyadda Xukuumadda iyo tan Dawladda. Ma aragno miisaniyad dhammeystiran oo bulshadu akhrisan karto, […]

October 9th, 2013 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »