Home » December 3rd, 2012 Entries posted on “December, 2012”

Polls in Somaliland ‘transparent’: observers

Local elections in the self-declared nation of Somaliland were “largely peaceful and transparent”, international observers said Monday, but noted concern at “weaknesses in safeguards against multiple voting.” Council elections across the northern Somali region, a rare area of relative stability compared to war-torn southern Somalia, took place on November 28, with over 2,300 candidates contesting […]

December 3rd, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Somaliland rises from the rubble of Somalia

Matthew Newsome Hargeisa As Somalia starts to emerge from its quagmire of instability and chaos, 20 years of relative peace and stability are starting to pay dividends for its close neighbour Somaliland, as this November it struck its first major oil deal since seceding from Somalia in 1991. Anglo-Turkish company Genel Energy received its licence […]

December 2nd, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Halkan ka akhriso Natiijada Doorashooyinka Degaanka Somaliland ee degmooyinka gobolada oo badankooda lagu dhawaaqay.

Inkastoo aanay weli ka wada dhamaan tirintii codadku goboladoo dhan oo aanay weli si rasmiya ugu wada dhawaaqin komishanku, ayaa hadana waxaa banaanka usoo baxaya siday ururadii tartamayey ugu kala horeeyaan marba degmadii tirinteedu dhamaato. Hadaba halkan koose ka akhrista ilaa iyo hada degmooyinka la sheegay ama lagaga dhawaqay kala horeeynta ururada. 1. Degmada Laascaanood […]

December 2nd, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Ciidanka Qaranka oo Maxaabiis ay ka qabteen Kooxaha Nabad diidka ku Wareejiyay Odayaasha Xudun

Saraakiisha Ciidanka Qaranka ee ku sugan magaalada Xudun ee gobolka Sool ayaa 3 maleeshiyo ah oo ay ku qabteen dagaal doraad kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo oo jidgooyo u galay ciidan ku socday xarunta degmada Xudun ku wareejiyay odayaasha magaaladaas. Warkan ayaa sheegaya in Ciidanka Qaranka oo safar ku jiray in kooxda nabad-diidka ah ee […]

December 2nd, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Dhalinyaradii laga daabulay Hargeysa Si Ay Uga Soo Codeeyaan Berbera Oo Dariiqyada Gaafwareegaya Iyo Musharixiintii Kaxaystay Oo Ku Fashilmay Inay Dib Usoo Celiyaan

Musharixiinta golaha deegaanka uga tartamayey degmadda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo iyagu dadkii ugu badnaa ka daabulay caasimadda dalka ee Hargeysa ayaa intooda badani ku fashilantay inay dhalinyaradii Wiilasha iyo Hablaba isugu jiray ee ay u kaxaysteen inay u codeeyaan ay dib ugu soo amba-bixiyaan Hargeysa, kuwaas oo wadooyinka iyo gidaarada Magaalada Berbera daadsanaa […]

December 2nd, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

MAHAD ALLEE CODKEENII WEYNU KU CIIDAMINAY

Ugu horreyn, hanbalyo iyo bogaadin aan la wadaago shacbiweynha Soomaliland, xaakim iyo muwaadinba. Waa sharaf aynu dhammaan wadaagno, si gaar ah aan hanbalyeeyo hoggaamada xisbiyada iyo ururada iyo musharaxiinta: KULMIYE, UCID, XAQSOOR, WADANI, DALSAN, UMMADDA, IYO RAYS, sidoo kale aan hanbalyo gaar ah u tabiyo hawlwadeenada doorashooyinka iyo hay’adaha nabadda Waxaynu ku jirnaa xili aynu […]

December 1st, 2012 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »

Somaliland’s Foreign Policy: Constructive, Convincing and Contemporary

One of the most remarkable and striking changes implemented by the Government of President Ahmed Silaanyo is the way in which his government operates and performs on the field of Foreign Policy and International Co-operations. With limited resources, manpower and tight budget, the Foreign Policy department has delivered an incredible achievement which silenced permanently all […]

December 1st, 2012 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »