|

DAAWO.. Prof Axmed Ismaaciil Samatar & Khudbadii Sanadka “Waxaan Soo Ogaaday Inaan…!!”

axmedIsmacilTani waa khudbad aad iyo aad uga duwan khudbadihii hore looga bartay Profka. Khudbadan oo profku kaga hadlayo waxyaabihii uu ku soo arkay Magaalada Muqdisho mudadii uu ku sugnaa ayaa lays odhan karaa waxay hurdada ka kicin doontaa dad badan oo la odhan karo waa jibo ama riyo kunool madaamoo ay iskaga bustihii qoyanaa ka dulqaaday.

 

Short URL: http://somalilandembassy.com/?p=154

Posted by on Dec 21 2012. Filed under Current Affairs, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

3 Comments for “DAAWO.. Prof Axmed Ismaaciil Samatar & Khudbadii Sanadka “Waxaan Soo Ogaaday Inaan…!!””

  1. http://www.somalilandpress.com Even though the Somalia new president is recognised and the previous challenges to a new hopeful changes might have to be and been recently realised the Alshababist of the Hargeisa remembrance are embarked in the feelings of the Slanders from Mogadishu the same opposing idea that recognised must keep your dignity should not be the blow up of your spiritual political win felt recognised and relaxed with in the horn and the corners of Sland. Tonight I see that already Odey Bill Clinton and his son standing here tonight truthful that it must be in honour fix the differences.

  2. sucdi maxamed cali

    asc,waxaan ka xumahay profesaradeena soomaaliyeed in sidan loo qalbi jabiyo
    oo qabiil iyo waxaan loojoogin in laga dhigo prof.samatar maaha nin qabiileed ee waa profesar soomaaliyeed oo runtii u danqada danaha umadasoomaaliyeed soomaaliyey runtii aad baan ugu xumahay in maanta laga dhigi nin ajnabi ah oo ka soo qalbi jabo caasimada soomaaliya ee muqdisho annaga halkeen u soconaa waa yaabanahay anigee walaalayaal waxaa iman doonta oo waliba sidaan rajeynaaya waqti dhow in la isla xisaabtami doono qabiilna uu hari doono waqtiga ugu dhow ee soo socda. insha alah……

  3. Anagoo ah DIRTA Kofureed, Oraahda Professor Axmed Ismaciil waan la amakaaganay, maanta suu u hadlay iyo shalay suu hadlay.
    (1) – Professorka shalay waxaan ka maqalay oo la yaabnay, marka u yiri:
    Mark u yiri ” Kuwa leh waxbaan go’sanay, waa khaldan yihiin, iyagoon sheegin
    sababaha ku kalifay”.
    Haddaba waa yaabka yaabkiise: Ma iloway xasuuqii naxriisdara ahaa iyo duleeyntii lugu gabood falay Reer Somaliland caruurtooda iyo haweenkooda”
    Ma ilobey: In Moqadishu, ey aheyd mida dawlada been been ah dhistay, ayadoo
    raadkii Maxamed Siyad Barre wali qoyan yahay oo uu dalka dhinac ka joogo,
    oo bal Somaliland oo laga qeyb galiyo bal iska daaye, in xitaa gobolada iyo beelaha kale ee reer Koofurka ah aan laga tala galin.
    (2)- Haddana Professorka waxaan ka heyn oraah tii hor runta uga dhow marka uu
    yiri ” waxan soo ogaaday in aan ahay Somalilander” Haddaba waxaa lenahay
    Hambalyo. Waa run aan la inkiri karin, maxaa yeelay cidina kama ah Somalilander oo kama xigto waa nin Samaroon Saciid Mandaluug DIR ama Duriyad asalkeed ka dhashay. Saas waxaan ugu abtirineynaa kuwa malaha la warwareega ama websitayada ku qora Reer Boorama ayaa Somaliland diidan
    iney ogaadaan Reer Borama iyo Reer Hargheisa,Burco iyo Berbere in ey hal
    beel ka dhasheen Ilaaheyse badiyey oo u kaadeen dad kale fog.
    Marka professorkayag heybtiisa hadda ogaaday aan yara usoo noqono, aan u dhiibno xoogaa kaftana dhexdeena ah. Professor Axmed, awalba waad ogeyd
    cida aad tahay, oo nin Samaroon ah ma lumo, lakiin xoogaa hinaasa oo rag u
    heyso ayaa ku dawikhiyey. Somaliya buugaag badan ayaad ka qortay, aad iyo aad ayaan u taqaan. Marka sidaa hadalka how dhigin. ee waxad tiraahaa,
    Labadii wadan ee midobay , weey kale go’een, nin walibana xuduud ku dhashay
    ayuu yahay. Taas midaan aheyn wax kuma soconayaan.

Leave a Reply