Home » December 31st, 2012 Entries posted on “December, 2012”

Mo Farah held by US customs on suspicion of being a terrorist as he returned to family home for Christmas

Team GB’s Olympic hero Mo Farah’s two gold medals could not prevent him being held by US customs officials on suspicion of terrorism as he returned home to Portland, Oregon for Christmas. Farah, who won a 5,000m and 10,000m double at London 2012, was detained for questioning after the US border force saw he was […]

December 31st, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Daawo Xafladii Waddani ee Toronto Canada

Daawasho Wacan                 Ali Ibrahim, Toronto

December 30th, 2012 | Posted in Current Affairs | Read More »

Shaqsiga Sanadka Somaliland

Dadka wax ka qora Somaliland amaba ka hadla, ha’noqdaan Somalilanders ama cidkaleba’e, waxay inta badan wax ka eegaan dhinaca dhaleecaynta, inkastoo qaarkood ay ka tahay toosin hadana waxay ka siman yihiin badankoodu qaar u janjeedha dhinaca soo fiqida wixii khaldamay ama iyaga khalad ula muuqday. Taasina maaha mid lagula yaabi karo waayo inta badan waxaynu […]

December 30th, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

Somaliland’s Successful Council Election

Somaliland citizens, both at home and abroad, are breathing a sigh of relief that the contentious council election concluded peacefully and democratically. This election marked the second council election in Somaliland and the fifth direct vote since 2002. The election involved 7 political organizations, 23 districts across 6 regions, 1,900 polling stations, and nearly 2,500 […]

December 28th, 2012 | Posted in Fikradaha/Opinions | Read More »

DAAWO.. Prof Axmed Ismaaciil Samatar & Khudbadii Sanadka “Waxaan Soo Ogaaday Inaan…!!”

Tani waa khudbad aad iyo aad uga duwan khudbadihii hore looga bartay Profka. Khudbadan oo profku kaga hadlayo waxyaabihii uu ku soo arkay Magaalada Muqdisho mudadii uu ku sugnaa ayaa lays odhan karaa waxay hurdada ka kicin doontaa dad badan oo la odhan karo waa jibo ama riyo kunool madaamoo ay iskaga bustihii qoyanaa ka […]

December 21st, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

UN approves Mali military intervention

The UN Security Council has unanimously approved plans for an African-led military intervention in Mali aimed at reunifying the embattled North African state. The resolution, approved in New York on Thursday afternoon, calls for political reconciliation, elections and the training of the country’s security forces before any operation is launched to reclaim Mali’s northern areas. […]

December 21st, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Afhayeenka Al-shabaab oo sheegay iney Puntland ka bilaabeen dagaal ka dhan ah maamulka Faroole

Afhayeenka dhinaca howlgalada ee xoogaga Al-Shabaab Shiikh C/casiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay dagaalo habeen hore ciidankooda ku sugan buuraha Golis iyo kuwa Puntland ku dhexmaray degaanka Suggure oo ku yaala meel qiyaastii 50km dhinaca K/galbeed kaga soo toosan madaalada dekeda ah ee Boosaaso. Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalkaas uu ahaa mid ay iyagu […]

December 6th, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

al-Shabaab oo weerartay ciidanka Puntland

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerarro xalay ka dhacay Puntland oo ay ku soo qaadeen alShabaab ay kaga dhinteen 12 askari oo ka tirsan ciidanka Puntland. Wasiirka warfaafinta ee Puntland, Maxamuud Caydiid ayaa BBC u sheegay in ciidan ka tirsan al-Shabaab ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ay joogeen ciidankooda xalay. Waxa uu sheegay […]

December 6th, 2012 | Posted in Current Affairs,Wararka | Read More »

International observers comment on Somaliland elections

International election observers have congratulated Somaliland on a largely peaceful and transparent expression of democratic will in its local elections – but have also expressed concern at weaknesses in safeguards against multiple voting. The team of 50 observers from 17 countries was assembled by Progressio, DPU and Somaliland Focus (UK) to observe Somaliland’s local council […]

December 5th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »

Energy Juniors Eye Somaliland Oil Potential

Three foreign oil juniors are set to begin exploration in Somaliland by next year, as the rush on East African hydrocarbon largesse extends to the riskiest venues of the Horn. There‚Äôs one small problem, though: Somaliland has not been recognized since it declared independence from Somalia in 1991. That, however, is a minor detail as […]

December 4th, 2012 | Posted in Current Affairs,News In English | Read More »